Afgembi fashilmay oo ka dhacay dalka Sudan & dowlada oo war ka soo saartay

Sudan ayaa sheegtay in ay dib u furtay hawada dalkaas iyo garoonka diyaaradaha ee Khartuum, ka dib shaqaaqadii shalay caasimadda dalkaas ku dhex-martay ciidanka dowladda iyo askar daacad u ah madaxweynihii xilka laga tuuray. Madaxa golaha dowladda Sudan, Jeneraal Cabdifataax Al-Burhani ayaa sheegay in laba askari la dilay xilli ciidanka dowladda ay isku dayayeen in … Continue reading Afgembi fashilmay oo ka dhacay dalka Sudan & dowlada oo war ka soo saartay